Sidee Loo Daawadaa Aflanta Netflix USA Oo Ka Xiran Waddamada Kale in 2021

Posted on

MA RABTAA INAAD DONWLOAD GARAYSATID FILIM KAN RIIX HOOS

Saan la socona ma daawan kartid aflanta USA u qaas ka ah ee Netflix waayo Netflix account kaaga waxay ku xiranthy meeshaad ka diiwaan gashatay saas darted hadaad Sweden ama United kingdom, Somalia ka isticmaalaysid Netflix kaaga ma daawan kartid aflanta qaar ee USA u diiwan gashan Netflix saad darted waxaan qormadaan ku soo goo baynaa sida aad udaawan kartid Aflanta Netflix Ee USA adoodan lacga badan bixin Netflix Lets goooooo

Markaan isku dayay wax ka badan 30+ VPN waxaa ii shaqeeyay 1 VPN kaa soo ugu dhigaya Netflix inaa Joogono USA ama aan ka daawanayno USA markaa Netflix waxay kuu ogaanaysaa inaad daawatid aflanta ka xiran wadamada kle kaliya u furan wadan USA.

 

Maxaa ugu baahanthy inaad VPN Netflix USA ku xirato?

 

Maxaa yeelay ma daawan karno aflan walbo Netflix ku jiro qaasatan kuwan TV shows ka iyo Movies ka ku waaso oo Geographical Localtion licesing wax la dhaho ayay ku xiraan Netflix ama (Geoblocking) waa waxa kaliya Netflix lagu qiyaami karin they Good At wlhi!

 

Sidaas Darteed waxaad U Baahanthy A VPN hides your Location  adoo IP address kaaga badalaya kaasoo kuu sahlaya inaad Meel walbo ka daawan kartid Aflanta USA ufuran , Netflix waxay kuu Malaynaysaa inaad ka daawanaysid USA markaas kuu ogalaanaysaa inaad daawatid aflantaas.

 

Adoo isticmaalaya VPN waxaa Waxaad Awood uleedahy inaad si fudud ku daawatid aflanta aadan laguu oleen inaad wadan kaaga ka daawatid.